Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Oo Furmay Iyo Labadii GoboL Ee Ugu Horeyey Ciyaaraha Oo Barbaro Ku Dhamaatay
October 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa(BGM):- Waxa maanta goraan kubad cagta hargeysa ka furamay tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland oo sanaadkiiba mar la qaabto.

Balse aan la qaaban saddex sano ayaa maanta waxa lagu furay gobolada hawd iyo buhoodle Waxana furay madaxweynaha Somaliland muuse biixi cabdi .
Labada gobo lee hawd iyo buhoodle ayaa soo badhigay ciyaar aad u wanaagsan oo xiiso galisey bulshada dawanaysay.
Ciyaarta ayaa nasashadii hore lug kala tagey barbaro balse markii la soo galay ciyaarta ayaa waxa gool keenaday gobolka hawd halka xooga ka dibna ayaa iyaguna keenen gool gobolka buhoodle waxanay ku dhamaatay ciyaaratasi barbaro hal iyo hal ah
Like this:
Like Loading...
COMMENTS