BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiye Cirro oo Laga Helay Caabuqa Covid 19
October 23, 2020 - Written by admin

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro Ayaa Xaqiijiyay in Laga Helay Cudurka Covid 19 Isagoo ku Sugan Waddanka Finland Sida uu Goor Dhawayd Ku Baahiyay Boggiisa Facebook qoraalkiisuna Wuxuu U Dhignaa Sidan:

ALXAMDULILLAAH calaa kulli xaal, maanta waxa la iga helay Corona Virus [covid19] baadhis kaddib. Waxa aan ku jiri doonaa karantiin-iskay ah oo toddoba maalmood ah sida dhakhtarku ku taliyey. Caafimaadkayguna aad buu u fiican yahay.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS