Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Ah Ee Waddani Oo Waxba Kama Jiran Ku Tilmimay Dagaalka Isga Iyo Wasiir Siciid Sulub
October 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa(BGM):- Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga waddani ahna xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada cabdiqadir xaaji ismaaciil jirde

Gudoomiyaha oo shabkada caalimiga ah ee baligubadle la xidhiidhay ayaa sheegay in aan warka baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warabahiintu dabaceen ee ah in dagaal dhex maray isaga iyo wasiirka xanaanada xoolaha siciid sulub Gudoomiyaha ayaa sheegay in aan warkasi waxba kama jiran yahay
Like this:
Like Loading...
COMMENTS