Munaasibad Loo Qabtay Qalin Jabinta Dufcadii 17 aad ee Ka Qalin Jabisa Jaamacadda Hargeysa
September 13, 2020 - Written by admin
Munaasibad Loo Qabtay Qalin Jabinta Dufcadii 17 aad ee Ka Qalin Jabisa Jaamacadda Hargeysa ayaa maanta lagu qabtay xarunta jaamacadaas ee Hargeysa
Munaasibadan oo ahayd mid si heersaree ah loo soo Agaasimay ayaa waxa kasoo qayb galay madaxwaynaha qaranka mudane muuse Biixi cabdi madaxda axsaabta Iyo Marti Sharif kale
Like this:
Like Loading...
COMMENTS