BALIGUBADLE MEDIA
Deg Deg:- Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Oo Laga Hor Istaagay In Uu Soo Galo Gobolka Awdal
August 27, 2020 - Written by admin

Ciidamada Somaliland ayaa sheegay in Lagu Amray In Ayna Xuduudka Ka Soo Gudbin Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Saaka Ka Soo Baxay Magaalada Jigjiga.

Wararka ku soo dhacaya xafiiska wararka ee Baligubadlemedia ayaa sheegaya in Ugaaska iyo waftigiisu ay ka ka soo noqdeen magaalada Awbare ee xadka somaliland iyo itoobiya.

Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada Somaliland oo isugu jira milatari boolis iyo kuwa loo yaqaano RRU-da lagu soo dhoobay xadka ay wadaagaan Somaliland Iyo itoobiya.

Wixii warar ee ka soo kordha halkan kala soco

COMMENTS