Wasiir Siciid Sulub oo Katirsan Waftiga Somaliland oo Ka Hadlay Xaalkii Ugu Dambeeyay ee Shirka Somalida ee Jabuuti
June 17, 2020 - Written by admin
Wasiirka xaanaanadda xoolaha somalinad siciid sulub ayaa ka hadlay halka uu marayo Shirka Somaliland iyo somaliya uga socda jabuuti.
Wasiirka ayaa sheegay goordhawayd in lagu kala kacay shirka kadib markii la isku mari waayay qodob xasaasi ah oo ku jira shirka kaas oo odhanaya in inay isku socdaan siyaasiyiinta iyo shacabka labadda dhinac arintaas oo waftiga Somaliland ka biyo diideen islamarkaana keentay inay Shirka ka kacaan
Wasiirka ayaa xaqiijiyay in Shirka lagu kala kacay goor dhawayd isagoo u waramaya warbaahinta
Lama garan karo in ergadda dhexdhexaadintu isku celiso labadda dhinac iyo in sidaa uu kusoo gaba gaboobo shirku.
Wixii war ah ee dambe kala soco Baligubadlemedia
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS