BALIGUBADLE MEDIA
Xaaladda Caafimaad ee Madaxwayne Biixi oo Lag Dayrinayo
May 2, 2020 - Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaan wax safar ah dalka dibaddiisa ugu bixin sidoo kalena laga dayrinayaa in xaalad caafimaad darro soo wajahday sida masuul xogogaal ahi u xaqiijiyay wariye Xasan Galaydh oo ka tirsan telefishanka Horn Cable.

Arrintan ayaa timid markii ilaa xalay la isla dhexmarayay in madaxweynuhu dalka uga baxay xaalad caafimaad darro.

 

Xigasho: Sayruuq News

COMMENTS