BALIGUBADLE MEDIA
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Sheegtay Kiisaska Xaddiga kiisaska Covid 19 ee Maanta La Helay
May 21, 2020 - Written by admin

wasaaradda caafimaadka somaliland ayaa markii ugu horaysay shaacisay hoos u dhac ku yimi cudurka corona virus iyadoon wax kiisas ah oo la helay aanay jirin maanta.

somaliland ayaa tiradda maalintii ugu dambaysay laga helay ahayd 8 kiis waxaanay taasi muujinaysa inuu hoos u dhac ka jiro cudurka corona virus

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS