wakiilka qaramadda midoobay ee somaliya mr hayson ayaa kulan uu ka hadlaayay maalintii shalay ku sheegay aruntan iyadoo uu hore madaxwayne biixi shacabkiisa ugu sheegay been cad wakhti uu ka khudbadaynaayay fagaare loogu tala galay xuska munaasibadda 18 may ee sanadka 2020