Mujaahid Xasan Guurre jaamac oo Ku Geeriyooday Magaaladda Hargeysa
May 16, 2020 - Written by admin
Alle Ha U Naxariistee Waxa Niskii Dambe ee Xalay Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyooday Mujaahid Xasan Guurre jaamac oo kamid ahaa halgamayaashii ururkii snm

xasan guure ayaa mudooyinkii u dambeeyay ahaa gudoomiyaha madasha wadatashiga isagoo caan ku ahaa ka hadalka xaqa oo aanu marnaba indhaha ka qarsan jirin
xasan guure jaamac ayaa kamid ahaa tiirarka waawayn ee somaliland ku faanto waxaanu wakhti xaadirkan ahaa shakhsiyaadka umadda iyo dawladdaba warbaahinta kala hadla maalinta ay adagtahay
Dhamaan maamulka iyo hawlwadeenadda shabakadda Baligubadlemedia waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii iyo guud ahaan qaranka somaliland ee uu ka baxay marxuumku
Inaalilaahu Wa Inaa ilayhi Raajicuun
Like this:
Like Loading...
COMMENTS