Khilaafka Danney iyo axmed karaash oo Cirka Isku shareeray + Deni oo Tv-ga Puntland ka mamnuucay inuu baahiyo Wararka Karaash + Karaash oo Degdeg Kaga Jawaabay
May 20, 2020 - Written by admin
Madaxwaynaha maamul goboleedka puntland iyo ku xigeenkiisa ayaa khilaafkoodu marayaa meel xasaasi ah taas oo gaadhay in madaxwayne danney wabaahinta dawladda ka mamnuuco inay warkiisa tabiyaan madaxwayne ku xigeenka axmed karaash taasoo dareen kale oo xasaasiya usii samaysay xiisadda labadda masuul
balse madaxwayne ku xigeenka puntland axmed karaash ayaa isna arintan degdeg uga jawaabay isagoo samaystay warbaahino u khaas ah oo u mariyo akhbaartiisa arintaas oo keentay in labaddan masuul iyo warbaahintoodu weeraro isku mariyaan saxaafadda.
isku soo wada duuboo xiisadda labadda masuul ayaa soo noqnoqotay iyadoo aan la saadaalin karin halka ay ku dhamaanayso
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS