Raysal Wasaarihii Hore ee Somaliya Nuur Cadde oo Ku Geeriyooday London
April 1, 2020 - Written by admin
Raysalwaaaarihi hore ee Somaliya nuur xasan xuseen (Nuur Cadde) ayaa ku geeriyooday caasimadda Waddanka ingiriiska ee london
Nuur Cadde ayaa u geeriyooday xanuunka Dunidda aafeeyay ee corona virus oo uu maalmihii u dambeeyay la ildarnaa
Nuur cadde ayaa Somaliya raysal wasaare ka ahaa somaliya wakhtigii uu Madaxwaynaha ahaa cabdilaahi yuusuf
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS