Culimada Somaliland Oo Ka Talo Bixiyay Coronavirus
April 5, 2020 - Written by admin
Culimada Somaliland, waxa ay soo jeediyeen in aan lagu deg degin xidhista Masaajidada, balse loo baahan yahay in joojiyo Goobaha la isugu yimaado, sida Maqaaxiyaha, Meelaha lagu qayilo.
Waxa kale oo ay soo jeediyeen in la joojiyo Qaadka iyo Duulimaadyada Diyaaraddaha

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS