BALIGUBADLE MEDIA
Cabdiraxmaan Saylici oo Iftiimiyay Hunguri Kaga Jira Gudoomiyenimadda Xisbiga Kulmiye
April 28, 2020 - Written by admin

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo uu wareysi ka qaadey Wariyaha Telefishanka Universal Tv Cabdisalaan Ibraahim Hereri ayaa waxaa weydiyey su,aal ku saabsan inuu u sharaxan yahay madaxweyne nimada Somaliland maadama oo uu in badan uu ahaa madaxweyne ku xigeen

Saylici ayaa sheegay inuu xilkaas u sharaxan yahay isla markaana cid maanta kaga xaq lehi aaney jirin

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS