Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo uu wareysi ka qaadey Wariyaha Telefishanka Universal Tv Cabdisalaan Ibraahim Hereri ayaa waxaa weydiyey su,aal ku saabsan inuu u sharaxan yahay madaxweyne nimada Somaliland maadama oo uu in badan uu ahaa madaxweyne ku xigeen