BALIGUBADLE MEDIA
Madaxweyne Cagjar Oo U Jawaabay Abay Ahmed
March 7, 2020 - Written by admin

“Dhamaan halgankii shacabka Soomaali Galbeed wuxuu ahaa halgan guumaysi-diid oo xalaal ah. Dagaalkii 1977kii wuxuu ahaa uun marxalad ka tirsan halgamadaa lagu diidanaa guumaysiga. Waa inaan ka run sheegnaa taariikhdeena oo aan diidnaa in cid kale inoo macneeyso taariikhdeena. Shuhadadii ku dhimatay difaaca dalkooda iyo dadkoodu waxay inaga mudan yihiin xus iyo maamuus joogta ah, iyagana muddan Taalo.

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mustafe Muxumed Cumar Dubad

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS