Golaha Wakiiladda Somaliland Aqlabiyad Ku Diiday Ansixinta Labadda Xubnood ee Xisbiyadda Muncaaradka
March 28, 2020 - Written by admin
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta ka yeesheen labada xubnood ee Komishanka xisbiyada mucaaradku u xusheen ayaa gabi ahaanba diiday in ay ansixiyaan labadan xubnood oo muhiim u ah in doorashadu qabsoonto.

Baarlamaanka oo muddo kordhin laba sanno ah ku fadhiya ayaa muddo xileedkoodu noqonaya 2020 haddii doorashadu qabsoonto.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS