BALIGUBADLE MEDIA
Xubno Kamida Komishankq Cusub ee Doorashooyinkan oo Diiday Inay Is Casilaan
February 5, 2020 - Written by admin

Komishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland ayaa xubn9 kamid ahi ku gacan saydheen inay is casilaan kadib cadaadis lagu saarayay iscasilaad maalmihii u Dambeeyay

Xubintii xisbiga Ucid ayaa iyaduna maalintii daraad ee isniinta shaacisay inay is casishay balse xubnhaha kale ee komishanka ayaa laga war sugayaa go’aanka ay qaataan

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS