BALIGUBADLE MEDIA
Waftigii Dawladda Ethiopia oo Saaka Hargeysa Soo Gaadhay Kulamo ay La Qaateen Madaxwaynaha Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
February 19, 2020 - Written by admin

Wafti ka socda Dawladda Ethiopia oo ka kooban Wasiiradda Arrimaha Dibadda Iyo Maaliyadda Dalkaas ayaa maanta soo gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa kuwaas oo isla Saakaba Kulamo la qaatay madaxwaynaha Somaliland balse aan ilaa hadda Dawladda Somaliland aanay kasoo saarin wax wara oo cusub

Lama garanayo sababta keentay in wafti heerkaas ah oo dalka yimi xukuumaddu qariso waxay ka wada hadleen

Balse ilowareedyo ay helayso shabakadda Baligubadlemedia ayaa sheegaya in waftigu fariin culus oo ay kaga biyo diidanyihiin isbedelka Madaxwayne biixi ka muujiyay imaatinka Farmaajo ee Hargeysa ay wadeen maadaama oo hore Madaxwayne biixi ula soo qaatay raysal wasaaraha Ethiopia iyo Madaxwayne farmaajo

Wixi war ah ee dambe kala soco Baligubadlemedia

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

 

COMMENTS