BALIGUBADLE MEDIA
Wafti Heersare ah oo Ka Socda Dalka Ethiopia oo Ku Soo Wajahan Somaliland + Wararkii U Dambeeyay.
February 18, 2020 - Written by admin

Dawladda Federaalka Ethiopia ayaa Somaliland u soo dirtay wafti wasiiro ah oo ka socda dalkeeda kuwaas oo maalinta barri ah la filayo inay soo gaadhaan magaaladda hargeysa

Waftigan ayaa ka kooban wasiirka arimaha dibadda Ethiopia iyo sidoo kale wasiirka Maaliyadda dalkaas axmed shide

Ujeedada waftigan ayaa ku aadan go’aanka madaxwayne biixi kaga noqday heshiiskii uu hore ula galay Raysal Wasaaraha Ethiopia iyo madaxwaynaha Somaliya ee ku aadanaa in Madaxwayne Farmaajo safar ku yimaado hargeysa

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS