BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Biixi oo Dhabar Jabin Siyaasadeed Ku Sameeyay Axsaabta Muncaaradka Somaliland
February 18, 2020 - Written by admin

Madaxwaynaha Somaliland muuse Biixi cabdi ayaa dhabar jabin siyaasadeed ku sameeyay axsaabta muncaaradka Somaliland kuwaas oo uu sheegay inay ki fashilmeen hawlahoodii shaqo islamarkaana loo baahanyahay in la furo ururadii siyaasadda Somaliland kuwaas oo dalka ka saari kara caqabadaha doorasho ee ku gedaaman

Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu Horaysay ee Madaxwayne Biixi siyaasad khatara oo meesha lagaga tuurayo la ciyaaro asxaabta muncaaradka Somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS