Madaxwayne Farmaajo Iyo Aby Ahmed oo Ku Soo Wajahan Hargeysa Iyo Wararkii U Dambeeyay
February 15, 2020 - Written by admin
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya mudane maxamed Cabdilahi maxamed farmaajo iyo raysal wasaaraha Ethiopia aby ahmed ayaa la filayaa inay todobaadka soo socda Socdaal ku yimaadaan Magaaladda hargeysa ee Caasimadda Somaliland sida ilo wareedyo Lagu kalsoonyahay u xaqiijiyeen Baligubadlemedia

Arintan ayaa ka dhalatay kulankii dhawaan Adisababa ku dhex maray labadda Madaxwayne
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS