Faysal oo Xisbigiisa Ka Caydhiyay Ramaax Iyo Jiir
February 29, 2020 - Written by admin
Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax xoghayihii arrimaha gudaha xisbiga UCID iyo xoghayihii golaha dhexe Maxamuud Cali Muuse ayaa laga qaaday xilalka kadib markii ay dhawaan taageereen in la furo ururrada siyaasadda si xisbiyada mucaaradku meesha uga baxaan.

Like this:
Like Loading...
COMMENTS