BALIGUBADLE MEDIA
Taladda Madaxwayne Biixi Dhagaha Kaga Furaystay Go’aamadda Ergooyinkii Dhexdhexaadinta S/land iyo Beesha Caalamka Guul Ma Ka Gaadhi Doonaa?
January 17, 2020 - Written by admin

Madaxaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa caadaystay inuu dhagaha ka furaysto baaqyadda kaga imanaya bulshadda somaliland iyo beesha caalamka kuwaas oo lagu doonayay inuu xaln rasmiya kaga gaadho khilaafka axsaabta

hadaba madaxwayne biixi oo isagu u muuqda madaxwayne caan ku ah ku caragsiga dadka islamarkaana aan aqoon badan u lahayn taladda hogaaminta ayaa u muuqda mid gacantiisa isku gawracaya kahor inta aan la gaadhin muddo xileedkiisa

arrimaha khataerka ugu wayn ku keeni kara waxa ka mida go’aamada kasoo baxay beesha caalamka iyo ergadii dhexdhexaadiunta ee somaliland kuwaas oo gooni goooni ugu sheegay in tanaasul badan sameeyo islamarkaana uu meesha ka saaro wax kasta oo khilaafka cirka u siio shareeri kara balse madaxwayne biixi wali kamuu tanaasulin go’aanadii guracnaanta iyo ku jiqdiisa u badnaa

si kastay ahaataba madaxwayne biixi ayaa u muuqda mid si foolxun kursiga uga dagaya hadii uu meesha ka saaroi hanaanta wadahadalka isfahamka iyo isku tanaasulka ku dhisan oo uu kusii adkaysto talooyinkiisan guracan

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS