Halkee ayay Ka yimaadeen Hadaladii Deelqaafka ahaa ee Wasiir Kaahin Kula Dul Kufay Warbaahinta Madaxa Banaan
January 29, 2020 - Written by admin
Wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa todobaadkan hadalo deelaaaf u badan kula dul dhacay warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland khaasatan wariyayaasha dalka ka hawl gala kuwaas oo uu ku eedeeyay inay xamar lacag ka qaataa wariyayaal gaadhaya 30 wariye
Hadalka kasoo yeedhay wasiir kaahin ayaa u muuqda mid masuuliyad darro wayni ka muuqato islamarkaa a lagu doonayo in lagu cabsi galiyo warbaahinta madaxa banaan ee dalka
Si kastaba ha ahaatee waxa wasiir kaahin la gudboon inuu u meeldayo hadaladda uu ku hadlayo maadaama oo uu yahay masuul qaran.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS