BALIGUBADLE MEDIA
Dacwadii Faysal Cali Waraabe Oo Maxkamadda Gobalka Maroodi-Jeex Loo Gudbiyay
January 1, 2020 - Written by admin

Dacwad ka dhan ah guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shalay si rasmi ah loogu gudbiyay maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa. Xubno ka tirsan xisbiga UCID ayaa sidaas u xaqiijiyay Geeska Afrika.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS