BALIGUBADLE MEDIA
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani oo Kulan La Qaatay Dhalinyaradda Labeenta ah ee Caasimadda Hargeysa
December 14, 2019 - Written by admin

Xoghayaha guud ee Xisbiga waddani iyo Gudoomiyaha gobolka maroodijeex ee xisbiga waddani ayaa galabta kulan la qaatay qaar kamida dhalinyaradda labeenta ah ee caasimadda hargeysa

kulankan oo ka dhacay Nomad Caffe ayuu qabanqaabadiisa qayb laxaadleh ka qaatay ciyaarahanka wayn ee caanka ah yuusuf nuux yuusuf tadhase ayay goob joog ka ahaayeen mujaahid cali curri dhalinyaradda aadka u taageerta Xisbiga iyo suxufiyiin

Gabagabadiina kulanka ayaa ku soo idlaaday is fahan iyo jawi farxadeed

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS