Taliye Faysal Xiis Oo Xil Cusub Loo Magacaabey
December 12, 2019 - Written by admin
Warar soo gaadhay Warbaahinta waxaa ay sheegayan in taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale uu sameeyey magacaabis iyo xil ka qaadis

Taliyaha ayaa la sheegay in uu xilkii ka qaaday Taliyihii hore ee ciidanka Danbi Baadhista Somaliland ee C.I.D Gaashaanle sare Daahir Muuse Abraar
Sidoo kale taliyaha ayaa la sheegay in uu xilkaas u magacaabey Gaashanle Sare Faysal Xiis oo hore u ahaan jiray taliyaha ciidanka Nabad galyada wadooyinka
Xigasho Ilays news
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS