BALIGUBADLE MEDIA
Qorax Madoobaad Saaka Ka Dhacay Deegaano Kamida Somaliland
December 26, 2019 - Written by admin

waxaa saaka abaaro lixdii subaxnimo ee saacadda geeska afrika lagu baraarugay qorax madoobaad ka dhacay deegaano kamida somaliland sida magaalooyinka hargeysa iyo burco

dadka ayaa ka war helay masaajidadda magaaladda hargeysa oo galay salaado islamarkaana akhrinaya qur’aanka kariimka ah

qorax madoobaadkan ayaa sidoo kale saaka ka dhacay wadamadda qadar imaaraadka iyo sucuudiga

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS