BALIGUBADLE MEDIA
Mucaaradku Ma Aqbali Doonaan Gogosha Uu Madaxweyne Biixi U Fidiyay ee Mugdigu Hadheeyay?
December 20, 2019 - Written by admin

Madaxweynaha Soomaaliland ayaa Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kale ku celiyay in ay weli taalo gogoshii wada hadalka ee uu u fidiyay Xisbiyadda Mucaaradka ah ee Soomaaliland,.

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha soomaaliland ayaa sidaas ka sheegay mar uu maanta kulan qasriga Madaxtooyadda kula yeeshay wafti ka socday Beesha caalamka ee soomaaliland ka taageerta Dimuqraadiyadda iyo kaabeyaasha kale ee dhaqaale.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS