Go’aamadda ay Soo Saareen Guddidu Dhexdhexaadintu Ma Dhexbaa Mise Dhinacbay U Janjeedhaan
December 16, 2019 - Written by admin
Guddidii dhex dhexaadinta xisbiyada iyo xukuumadda ayaa iminka la hadlay Warbaahinta Waxaanay soo saaray go.aamadan

In la kala diro kominshankii cusbaa ee doorashooyinka.
In la soo celiyo kominshankii hore .
Xisbiyada mucaaridku inay joojiyaan ficil iyo hadal kasta oo nabad galyada wax yeelaya ixtiraamana Madaxweynaha , golaha Wasiiradda , Sharci dejinta iyo garsoorka Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS