Ergada Dhexdhexaadinta Kornayl Caarre Iyo Madaxwayne Biixi Oo La Qaabilay
December 19, 2019 - Written by admin
Ergada dhexdhexaadinaysay kornayl Caarre iyo madaxweyne Biixi ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay gobolka Sanaag kadib markii ay muddo dheer joogeen magaalada Hargeysa.
Guddida ayaa u jeedka socdaalkooda ku sheegay dhammaystirka nabadaynta jabhadda Caarre.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS