Axsaabta Muncaaradku Maxay Ka Aaminsanyihiin Gogosha Madaxwayne Biixi U Fidiyay
December 21, 2019 - Written by admin
Guddoomiyeyaasha Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay aqbaleen gogosha madaxweyne Biixi u fidiyay ee ah in laga wada hadlo muranka siyaasadeed ee arrimaha doorashooyinka ka taaggan.

“Gogoshii madaxweynaha waanu ogolaanay ,waanan la kulmaynaa ,shacabka Somaliland waxaan leenahay xaalbaanu idin siinay inaan isku kiin dul qabsano may ahayn,” Sidaas ayuu yidhi Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo Dr Cirro oo saxaafadda la hadlay.
Madaxweyne Biixi ayaa dhawaan fidiyay gogoshada wada hadalka laakiin, hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa ku gacansaydhay.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS