“Atooreyaashu Ha U Badheedhaan Maxamuud Xaashi,”
December 14, 2019 - Written by admin
Jaamac Shabeel, Prof Cabdi Cali Jaamac iyo Abwaan Kujare oo magaalada Burco ku sugan ayaa sheegay in ay halkaasi u joogaan hawlo ku saabsan xisbiga Kulmiye.

Jaamac Shabeel ayaa taageeray musharraxnimada Maxamuud Xaashi waxaanu meesha ka saaray hadalka Axmed Cabdidheere guddoomiye xigeenka Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS