BALIGUBADLE MEDIA
Xoghayihii Xisbiga Waddani oo Xabsiga Loo Taxaabay
November 17, 2019 - Written by admin

xukuumadda somaliland ayaa goor dhawayd xabsiga u taxaabtay xoghayihii guud ee xisbiga waddani kaas oo goor dhawayd ciidamadda boolisku xabsiga dhigeen

xadhiga xoghayaha ayaa ka dambeeyay isu soo bax xisbigu maalinta barri ah ugu baaqay taagerayaashiisa gobolka maroodijeex

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS