Ugaaska Beelaha Arab oo Tacsi U Diray Ehelkii Qaraabadii Iyo Qaranka Somaliland ee uu Ka Baxay Taliyihii Ciidamadda Booliska Somaliland
November 1, 2019 - Written by admin
Ugaaska Beelaha Arab Axmed Maxamed Siciid Cali Mahdi ayaa Tacsi U Diray Ehelkii Qaraabadii Iyo Qaranka Somaliland ee uu Ka Baxay Taliyihii Ciidamadda Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilahi Fadal Iimaan oo Fiidkii Caawa Ku Geeriyooday Magaaladda hargeysa

Ugaaska ayaa xusay kaalintii muga iyo miisaanka lahayd ee marxuumku kasoo qaatay dibu dhiska dalka gaar ahaan dibu habaynta ciidamadda booliska somaliland
ugaaska ayaa taliyaha ilaahay uga baryay inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii, qaraabadii iyo guud ahaan qaranka somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo
aamiin aamiin
Inaalilaahu wa inaa ilayhi raajicuun
Like this:
Like Loading...
COMMENTS