Boqor Cismaan Boormadow oo ka mid ah hoggaanka dhaqanka beesha Habarjeclo ayaa sheegay in aanu Cabdirashiid Riyoraac is casilayn haddii Somaliland ku kala tagayso.
Boqorka oo u warramay telefishanka Bulsho waxa uu wax aan la aqbali karin ku tilmaamay in xubinta beeshiisa muran la galiyo.