Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Taagerayaasha Xisbigiisa Ugu Baaqay Banaanbax Salmi ah
November 17, 2019 - Written by admin
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta taageerayaasha xisbigiisa ugu baaqay inay subaxnimadda aroorta iskugu soo baxaan banaan bax salmi ah oo lagaga soo horjeedo qaska siyaasadeed ee madaxwayne biixi galiyay dalka.

banaanbaxan salmiga ah ee xisbiga waddani ku dhawaaqay ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee xisbigu ku baaqo tan iyo intii madaxwayne biixi taladda dalka la wareegay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS