BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Biixi oo Isku Badalay Qaar Kamida Taliyayaasha Ciidamadda
October 21, 2019 - Written by admin

“Madaxwaynaha Somaliland muuse  biixi cabdi Ayaa Maanta Isku Shaandhayn Kooban Ku Sameeyay Taliye-kuxigeenada Ciidamada Kala Duwan Ee Qaranka,

Talliye-kuxigeenkii Booliska Waxa Laga Dhigay Taliye-kuxigeenka Ciidamada Asluubta,

Taliye-kuxigeenkii Asluubtana Xasan Cali Dheere Waxa Uu Ka Dhigay Taliye Kuxigeenka Ciidamadda Badda,

Ciidamadda Booliskana Waxa Uu U Magacaabay Taliye-kuxigeen Cusub, Taliye-kuxigeenkan Oo Ahaa Hogaankii Hawlgalinta Ee Ciidamadda Qaranka Somaliland,

Halka Taliye-kuxigeenkii Ciidamadda Badda Isaga Xilka Laga Qaaday”

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS