Xukuumadda Oo Shaqadii Ka Joojisay Wariyihii Barnaamijka Hablaha Qayilayay Kasii Daayay Warbaahinta.
September 8, 2019 - Written by admin
Masuuliyiinta wargayska ku hadla Afka xukuumadda ee dawan ayaa maanta shaaciyay in ay shaqadii ka joojiyeen Wariye sagal oo warbaahinta Horyaal tv ka siidaysay barnaamij ka hadlaya Hablo Qaylaya.
Masuuliyiinta wargayska Dawan ayaa warqad ay soo sareen ku sheegay in shaqadii laga joojiyay iyaga oo sabab uga dhigay inaanu sharciga warbaahinta dawladu ogolayn in qofka u shaqeeyaa aanu ka shaqayn Karin warbaahin kale.
Axmed Maxamed Saleebaan Tifatiraha Guud ee Wargayska Dawan Group ayaa sheegay in dhamaan masuuliyiinta ay warqadani ku socoto ay hakin ku sameeyaan shaqadii ay u haysay wariye sagal.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS