BALIGUBADLE MEDIA
Agaasimihii Shabakadda Hadhwanaag oo Xukuumaddu Goordhawayd Xabsiga U Taxaabtay
September 11, 2019 - Written by admin

Xukuumadda muuse biixi ayaa tan iyo xalay Ugaadhsanaya Hawlwadeenadda Shabakadda Hadhwanaag news waxaana goor dhawayd ay ciidamadda boolisku xabsiga u taxaabeen Agaasimihii Shabakadaas cabdi risaaq good nuur FB_IMG_1568221122316 lama garanayo sababta keentay ugaadhsiga lagu hayo wariyayaasha shabakadda hadhwanaag balse wararka qaar ayaa sheegaya in madaxwayne biixi arintan go’aansaday kadib kasoo laabashadisii safarkii jabuuti arintaas oo abuuraysa dareeno badan

La Soco Wararka Dambe

COMMENTS