BALIGUBADLE MEDIA
Somaliya Oo Shaacisay Cida Dalbatey Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Farmaajo
August 14, 2019 - Written by admin

Wasiirka arimaha dibada dalka Somaliya AMB Axmed Ciise Cawd oo wareysi siiyey Idaacada VOA ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan  ay dalka sucuudiga ku  yeesheen  Madaxweynaha Somaliland iyo wasiiro dawlada Somaliya ka tirsan  iyo waliba cida dalbatey kulankaas

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS