Shirkii Guddida Fulinta Xisbiga Waddani Oo Saaka Qabsoomey Iyo Qodobo La Ansixiyey
August 8, 2019 - Written by admin
Waxaa saaka xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ka qabsoomey shirkii bilaha ahaa ee guddida fulinta xisbigaasi
Shirkan saaka ayaa waxaa ay xubnaha guddida fulintu ay ku ansixiyeen qodobo dhawr ah kuwaas oo dhawaan si rasmi ah xisbigu warbaahinta iyo shacabka ba ugu shaacin doono .

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS