BALIGUBADLE MEDIA
Qaar Kamida Madax-dhaqameedka Beelaha Gerxajis oo Booqasho Ugu Tagay Jabhadda uu Hogaamiyo Kornayl Caare
August 3, 2019 - Written by admin

Madax Dhaqameedka waawayn ee beesha garxajis oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Buuraha Gobolka Sanaag oo ay ku sugan yihiin Ciidanka Uu Hogaaminayo Kornayl Caare ayaa halkaasi kulamo kula Yeeshay.

salaadiin gerxajis iyo caare

Waftigan Madax Dhaqameedka ah ayaa waxa hogaaminayay Suldaanka Guud ee beelaha Habaryoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani waxaana ay la soo galeen kornaylka sawiro muujinaya in ay kulmeen.

Kornayl Caare ayaa ciidanka qaranka somaliland dhawr jeer dagaal ku dhexmaray buuraha gobolka sanaag waxaana uu caare ku doodayaa inuu cadaalad daro ka baxay.

Madax dhaqameedkan ayaan ilaa hadda soo bandhigin qodobada uu hor dhigay kornayl caare waxaana laga dhur sugi doonaa qodobada ka soo baxa shirka ay wadda yesheen caare iyo salaadiintu.arac Xisbiga Waddani Ka Baxay ..” Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS