BALIGUBADLE MEDIA
Maxkamadda Racfaanka Hargeysa oo Xukun Cusub Ku Riday Wargeyska Madaxa Banaan ee Foore
August 24, 2019 - Written by admin

Maxkamada Racfaanka Gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay maanta xukun  cusub ugu ridey Wargeyska Foore ooh ore xukun ay ugu riday maxkamada Gobalka Maroodi Jeex

Xukunkan ayaa ah in maxkamada Racfaanka   Gobalka Maroodi-Jeex  ay xayiradii ka qaadey Wargeyska Foore Muddo hal Sanno ah ,kadib markii ay  maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex ay  xukunkaas ku riday 7 bilood ka hor

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS