Madaxwayne Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Masuuliyiin uu Kamid Yahay Agaasimhii Komishanka Xakamaynta Aids-ka
July 30, 2019 - Written by admin
Madaxweynaha Somaliland ayaa goor dhaweyd sameeyey xil ka qaadis iyo magaasbis waxaana uu madaxweyne biixi magacaabey
1 Axmed Xussen Nuur Axmed Taajir ( Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada
2 Axmed Yuusuf Maxamed ( Maareeyaha Haay’adda Wadooyinka )
3 Cabdishakuur Ismaciil Muumin Aar (Agaasimaha Fulinta Kominshanka Aids-ka ee Somaliland )
4 Maxamuud Ismaciil Cilmi ( Agaasimaha Guud Ee Haaya’dda Duulista Iyo Madaarada )
5 Xamse Suldan Aadan Faarax ( Agaasimaha Guud ee Haaya’dda Shaqaalaha Dawlada )
6 Cawaale Faarax Cilmi ( Badhasaab ku xigeenka Gobalka Awdal )
7 Diiriye Cabdi Jaamac ( Xubin ka tirsan Gudidda qandaraas-yada Qaranka )
8 Sahra Maxamed Xussen ( Agaasimaha Daaweynta Iyo Daryeelka ee Kominshanka Xakameynta Aidsk-ka )
Sidoo kale Madaxweyne Biixi Ayaa Xilka Ka Qaadey
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada
Agaasimaha Fulinta Ee Kominshanka Aids-ka
Maareyaha Haaya’dda Wadooyinka
Badhasaab Ku Xigeenka Gobalka Awdal
Agaasimaha Daawenta Iyo Daryeelka Aids-ka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS