Wiil uu Dhalay Madaxwayne Biixi oo Lagu Xidhay Dalka Imaaraadka Carabta
June 9, 2019 - Written by admin
wiil uu dhalay madaxwaynaha jamhuuriyadda somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa lagu xidhay madaarka magaaladda dubai xilli uu ku socdaal ku maraayay dalkaas

wararka xadhiga wiilka ka imanaya ayaa sheegaya in wiilka la qabtay kadib markii la ogaaday inuu wato shandad ay ku jiraan lacag malaayiin dolar ah taasoo aan la garanayn meel uu ka keenay
xukuumadda somaliland ayaa dedaal ugu jirta sidii ay wiilkaas uga sii dayn lahayd laamaha amaanka ee magaaladda dubai balse wararka ayaa sheegaya in lagu guul daraystay dedaalo lagu doonayay in lagu sii daayo wiilka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS