Faarax Macalin Oo Kenya Ku Dhaliilay Qaabka Ay Ula Dhaqmeyso Soomaaliya
June 9, 2019 - Written by admin
Gudoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka dalka Kenya mudane Faarax macalin ayaa ka hadlay khilaafka bada ee udhaxeeye Kenya iyo Somaliya

Mr Macalin ayaa tilmaamay in Kenya looga baahan yahay in ay si sharci ah u marto hadii ay jirto tabasho ay ka qabto Soomaaliya.
Faarax Macalin ayaa intaasi ku daray in wax laga xumaado ay tahay cadaadiska ay Kenya ku heyso Soomaaliya.
Dhinaca kale Wuxuu ku booriyay madaxda Kenya in wax waliba ay u maraan wadiiqo wanaagsan ayna sugaan natiijada maxkamada cadaalada ay ka gaadheyso muranka kenya ay ku sheeganeyso baddda Soomaaliya.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS