Ceerigaabo(Baligubadlemedia)Daawo”Handaraabka saddexda Bilood ah baanu ka gadoodnay oo aanu baabuurkan isugu gurnay….”Saxaafadda Gobolka sanaag ee ay xukuumadda somaliland ku soo rogtay xukunka milatari ama xukunka deg deg ah ayaa soo bandhigay dareenkooda ku aadan xukunkaas.