Xisbiga Waddani oo Ku Hanjabay In Muddo 24 Saacadood ah Lagu Soo Celiyo Gaadhigii Gudoomiye Cirro ee Xukuumaddu Xidhay
April 7, 2019 - Written by admin
Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu shaaciyey in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ay shalay badhtamaha Hargeysa gaadhigii gudoomiye Ciro ay wiish kaga dhex qaadatey isla markaana ay geysatay xerada ciidanka Birmadka .
Sidoo kale Xisbiga ayaa cadeeyey in ciidamadii ilaalinaayey Gudoomiye Ciro dib loogu yeedhay xeryahihii ay ka tirsanaayeen
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS